Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda Oo Wax Laga Weydiiyey Aragtida Sharciyadda Wasiir Xukun Maxakamadeed Ku Dhacay Oo Magacaabistiisu Hadal-hayn Dhalisay

0
263

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda Oo Wax Laga Weydiiyey Aragtida Sharciyadda Wasiir Xukun Maxakamadeed Ku Dhacay Oo Magacaabistiisu Hadal-hayn Dhalisay

 

Hargeysa(Hubaal):- Ku-xigeenka garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland Garyaqaan Xuseen Maxamed Jaamac (Belel) Ayaa Sunnaha Sharciga Waafajiyey Magacaabista Wasiir Uu Madaxweyne Muuse Biixi Golihiisa ku soo daray oo dhawr sanno ka hor xukun maxakamadeed ku dhacay.

Wasiir Cabdilaahi Abokor oo  hore uga tirsanan jiray xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ayaa  kamid ahaa golihii dhawaan uu madaxweynaha cusubi soo dhisay ee xukuumaddiisa kaasi ooloo magacaabay wasiirka wasaaradda gaadiidka, horumarinta jidadka iyo dhulka. Haddaba mar uu TVga Eryal xafiiskiisa ku booqday ku xigeenka garyaqaanka guud ee dawladda Xuseen Maxamed Jaamac ayaa uu ka warramay aragtida sharcigu ka qabo magacaabistiisa.


A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here