Xaglotoosiye Oo Xilka Wareejiyey, Muxuuse Ka Yidhi Eedayntii La xidhiidhay Labadii Gaadhi Ee Burco Lagu Qabtay

0
157

Hargeysa(Hubaal)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaaan Axmed Ciise (Xaglo-toosiye), ayaa maanta si adag uga hadlay Gawaadhi lagu eedeeyey inuu la baxsaday markii la magacaabi waayey, kuwaas oo toddobaadkii hore lagu qabqabtay magaalooyinka Berbera iyo Burco iyaga oo dhinaca gobolka Sool loo sii wado.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here