HUBAALMEDIA.COM
Xiisaha Kaftan Madal Furan Ku Dhexmaray Muuse Biixi Iyo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
April 2, 2017 - Written by Mustafe Faro

 “Waxan ballan qaadayaa mudane madaxweyne inaan kuu codeeyo….”Suld. Maxamed

muuse & suldaan maxamed

Hargeysa:(Hubaal)-Kaftan xiiso badan oo la isku taageeray, ayaa shalay dhex maray guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, kuwaas oo madal furan oo ay bulshadu marag ka ahayd ku muujiyey xidhiidhka toolmoon ee u dhexeeya iyo saaxiibtiinimo hore oo u dhaxaysay.

Labada Masuul oo da’ ahaan isku gedo ahaa, isla markaana saaxiibtinimo guun ahi dhexdooda taallo, ayaa ugu horrayn waxa madasha ay ku kaftamayeen hadalkeeda furay suldaan Maxamed oo isagu si cad u sheegay inuu codkiisa ugu deeqi doono murrashax Muuse Biixi, “Waxan ballan qaadayaa mudane madaxweyne inaan kuu codeeyo,” Sidaas waxa yidhi Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Dhinaciisa guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, waxa uu sheegay inay suldaanka isku gedo ahaayeen oo ay nolol hore soo wada qaateen, balse uu saldannada la wareegay ay kala shaqo noqdeen, waxana uu yidhi, “Suldaanka berigii hore ee aanu suldaanka noqonin saaxiib bau ahayn oo laba nin oo reer Hargeysa ah oo saaxiib ah baanu ahayn, laakiin intii uu suldaanka noqday xagga dambe Ayaan u kacay.”

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews