HUBAALMEDIA.COM
Xildhibaan Mubaarig Bidhi “Waxaan Bogaadinayaa  4393 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Madaxweynuhu Dalacsiiyay”
February 2, 2017 - Written by admin

Hargeysa()- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmadda Burco, ayaa hambalyeeyay 4393 sarkaal ee ka tirsan ciidanka qaranka ee madaxweynuhu dallacsiiyay munaasibaddii 23- guurada ee ka soo wareegtay aasaaskooda oo maanta looga dabaal degay dalka.

Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu u diray warbaahinta, oo u qornaa sidan:-“Waxaan halkan  Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo xaasaskooda oo aan ku Bogaadinayo sannad guurada 23-aad ee ka soo wareegtay aasaaskooda markii dhidibka loo taagay sannadkii 1994-kii.

Ciidanka Qaranku waa muraayadda iyo hal-beega dawladnimadeenna bilay, waanna geesiyaal  dhiigooda u huray inay cadowga dibada ka jiraan dalkooda qiimaha adag ku jooga. Waxaan ILAAHAY uga baryayaa inuu sannadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo. Waxaan madaxweynaha ku bogaadinayaa tallaabada uu ku dalacsiiyay 4393 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka

Waxa kale oo aan ku ammaanayaa Madaxweyne Siilaanyo, siday iskaga xil-saartay tayaynta iyo kor u qaadista karaammada ciidammada qalabka sida. Haddii ay tahay bixinta derajooyinka ciidanka, qalabeyntooda iyo mushahar iyo gunno u kordhintoodaba.”

xil

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews