Xildhibaan Soo Bandhigay Cadeymo Muujinaya 39-Kii Mudane Ee Codkooda Siiyey Talyanle

0
110

Hargeysa, (Hubaal) – Xildhibaan Mahdi Ibraahim Buubaa oo ka mid ahaa xildhibaanadii u codeeyey Cabdiraxmaan Talyanle oo ahaa Musharaxii u tartamayey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa soo bandhigay cadaymaha 39-ka xildhibaan ee codkooda Siiyey Md Talyanle.

Daawo faahfaahinta muulaalka iyo sawirada warkan:-

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here