HUBAALMEDIA.COM
Xildhibaankii Hoggaaminayey Hoggaaminayey Codkii Mudanayaasha WADDANI Ku Taageereen Heshiiska DP World Oo Madaxweynaha Dhaliilay
August 18, 2016 - Written by admin

Hargeysa:(Hubaal)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ah afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa dhaliilay isku shaandhayntii uu dhawaan madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey golihiisa xukuumadda, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay saamiga shacabka gobollada barigu saamigaas ka heleen oo uu sheegay inaanu wakhtigan ku haboonayn.ibraahim buubaa

Xildhibaan Buubaa oo qaar kamid ah warbaahinta kula halday magaalada Hargeysa, ayaa ku andacooday inay haboonayd in qoondada shacabka gobollada Bariga la bixiyo kadib wada-hadallada lagula jiro reer Khaatumo, waxana isagoo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “hadda waxad moodaa in iyadoo aan natiijadii wada-hadalladaas laga gun gaadhin lagala degdegay wixii lagu wada hadli lahaa ama lagu hadli lahaa oo la doonayo in lagagla cararayo isa-soo hor fadhiisiga oo la leeyahay xaqiinii iyo wixii aad lahaydeenba waad haysataane maxaad doonaysaan.”

Xildhibaan Buubaa, ayaa inkastoo uu mucaarid ku yahay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, haddana kamid ahaa xildhibaanadii dhawaan gacmahoodu ka dhex muuqdeen codkii loo qaaday maalgelinta marsada Berbera oo uu horeba u diidana, waxana shacabku ay calaamatu su’aal saareen qaabka loo rumaysan karo mabda’a uu rumaysan yahay, isaga iyo mudanayaal tiro badan oo xisbiga WADDANI kasoo jeeda, kuwaas oo HAA iyo MAYA-ba afkooda laga maqlay intii uu hadalka heshiiskaasi taagnaa.

Mudane Buubaa, ayaa noqonaya shakhsigii ugu horreeyey ee reer Somaliland ah ee dhaliila sedka uu madaxweyne Siilaanyo shacabka deegaanada bariga ka siiyey isku shaandhayntiisan ugu dambaysay, isagoo ku andacoonaya inay taasi ku qurux badnayn wada-hadalka haatan socda kadib.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews