Xisbiga WADDANI Maxaa Ka Indho Saabay Horumarka Geeska Ka Hanaqaaday.!! W/Q: Eng. Daa’uud Abiib

0
1

Humarka katisqaaday geeska africa wuxuu ina farayaa inaynu lajaanqaadno anoo kalsooni buuxda kuqaba wasaarada khaarajiga somaliland iyo wasiir Sacad cali shire oo noqonaya masuulkii ugu kartida badnaa ee soo mara wasaarada arimaha dibada somaaliland isagoo kasoo hooyay guulo farabadan oo lataaban karo. Waxaan xusayaa kulankii Madaxwaynaha dawlada taagta daren ee somalia iyo gudoomiyaha xisbiga ucid iyo hogaamiye cali khaliif galaydh kudhexmaray dalka belgiumka eng Faysal cali waraabe looga baqi maayo soomaaliland faysal waa astaan qaran mana gayo nin xisbiga dibusocodkee wadani uu yidhaa waa ladiray waxaan usheegayaa xisbigaygii lumay ee qaylada lataagan tvyada is hubsada dhul udhiciina hadaad waxwaloo horumara kaqaylisaan halkaydin gaadhaysaan lagumana gaadho talo saxa xumaanta wadankiina.anoon jeclayn inaan kutiigaalo xisbaygii saqiiray iska bixiya muraayada madaw si aad uaragtaan horumarka dalka  kasocda iyo hore usocodka geeska africa ka tisqaaday isukusoo Wada duuboo dalkeenu wuxuu kamidyahay dalalka dagdaga ukoraya ee lajaanqaaday bariga Africa wasaaradeena arimaha dibaduna waxay inoo horseeday inaynu caalamkii la xidhano oo layna daneeyo wuxuu abeelkeedu yahay inloo mahadnaqo dhawaana Aynu ku bushaaraysano aqoonsi buuxa (Eng daauud Abiib Ijaara)

SHARE
Article horeSalaadiinta Iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Dhacdadii Ka Dhacday Deegaanka Ceeriyaan
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here