Xisbiga WADDANI Oo Sheegay In Aanay Ka Qayb Galayn Doorashada Wakiillada Iyo Deegaanka

0
25

Hargaysa (Hubaal):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in aanay ka qayb galayn Doorashada Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka hadii aan la kala dirin Gudida Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland.

DAAWO:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here