Xisbiyada Somaliland Oo Kulan Degdeg Ah Yeeshay

0
1

Hargeysa, (Hubaal) – Xisbiyada Soamliland ayaa kulan degdeg ah yeeshay maanta kadib markii ay shalay galab kulan la qaateen wefti ka socda Midawga Yurub oo dalka yimid.

Illo xog ogaal ah ay u xaqiijiyeen Telefishanka HCTV oo aanu warkan kasoo xiganay, ayaa sheegay, inay ka dalbadeen in xisbiyada Somaliland ay heshiis rasmi ah ka gaadhaan muranka ka taagan doorashada Wakiilada iyo Deegaanka iyo Arimaha Komishanka Doorashooyinka, hadii kale ay ka tashanayaan qaadhaanka ay siiyaan Somaliland.

SHARE
Article horeSomaliland: Hindi & Carab Madaxwaynaha Ku Bogaadisay Mas’uulka Uu U Magacaabay Haamaha Shidaalka Berbera
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here