Xog-hayihii Uruka SOLJA Maxamed-Rashid Muxumed Faarax Oo Ku Geeriyooday Magaaladda Nayroobi

0
13

INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHU RAAJICUUN

Alle ha u naxariistee waxa habeenkii xalay ahaa cusbitaal ku yaal magaaladda Nayroobi ku geeriyooday xog-hayii ururka SOLJA,ahaana maareeyahii wargeyska Saxafi Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, oo Maalinimadii Khamiistii ina soo dhaaftay shil baabuur ku galay duleedka magaaladda Berbera halkaas oo arroormi,adii Jimcaha loola cararay Cusbitaal ku yaal dalka Kenya.

Dhammaan bahda Hubaal Waxay TACSI tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,ehelkii,qaraabadii iyo dhammaan asxaabtii u ka baxay samir iyo iimaan ka saadiq ah ka siiyo

Aamiin Aamiin

tacsi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here