Xoghayaha Xisbiga KULMIYE oo si deg deg ah isugu yeedhay xubnaha golaha dhexe

0
1

 

 

Hargeysa (Hubaal)- Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Mustafe Maxamed Yoonis Waxdad oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiska Xisbigaasi ku leeyahay Hargeysa, ayaa ugu baaqay dhamaan xubnaha golaha dhexe ee Xisbigaasi inay ay maalinta Axda ah laga bilaabo ay yimadaan xarunta  dhexe ee xisbigaasi si ay u qataan kaadhadhkii golaha dhexe.

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here