Xukuumadda Oo Ka Hadashay Muranka Ka Taagan Hoggaanka Xisbiga WADDANI

0
1

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mud. Maxamed Kaahin ayaa sheegay in asxaabta mucaaridku yihiin hanti qaran, isla markaana loo baahan yahay in laga ilaaliyo burburka, gaar ahaana khilaafka soo kala dhexgalay hoggaanka xisbiga mucaardka ah ee Waddani.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here