HUBAALMEDIA.COM
Xukuumadda Somaliland Iyo Bangiga Adduunka Oo Neyroobi Ku Kala Saxeexday Heshiiska Mashruuc Ku Kacaya Malaayiin Doolar Oo Lagu Horumarinayo Tayada Shaqaalaha Dawladda
July 29, 2016 - Written by Mustafe Faro

bankaNeyroobi, (Hubaal) —Wafti ka socda Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Hogaaminay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire oo ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Mudane Maxamed Mixile Boqorre, Wasiir u Dawlaha Wasaarada Shaqda iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Daahir Camuud, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed, Gudoomiyaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Mudane Guuleed Saleebaan Hagoog, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada Mudane Maxamed Xasan Ibraahim iyo Xidhiidhiyaha Machadka Shaqaalaha Dawlada Mudane Xirsi Cabdilaahi Ismaaciil oo maalmahanba hawlo shaqo u joogay Dalka Kiiniya ayaa Maanta (Shalay) Heshiis aad u balaadhan la saxeexday Baanka Aduunka.13892125_10209402462772376_4616148196626900042_n

Heshiiskan oo ay ku bixi doonto lacag dhan Toban Milyan oo Doolar waxa uu socon doonaa muddo Shan Sanadood ah, waxaana Mashruucan loogu talo galay in kor loogu qaado Aqoonta iyo Tayada Shaqaalaha Dawlada iyo sidii loo Abuuri lahaa Shaqaale Aqoon u leh Adeegga ay Bulshada u hayaan una carbisan shaqooyinkooda. Waxaa kale oo xoogga la saari doonaa sidii loo tayayn lahaa guud ahaan Nidaamka Shaqada iyo Shaqaalaha loona kobcin lahaa Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawlada ee kala duwan.

Mashruucan oo ay ka Faa’iidaysan doonaan Sideed Wasaaradood iyo laba Hay’adood oo kala ah Hay’ada Shaqaalaha Dawlada iyo Machadka Tababarrada Shaqaalaha Dawlada ayaa isbedel muuqda oo horumar leh u horseedi doonaa guud ahaan Shaqaalaha Dawlada iyo Adeegga ay u hayaan Bulshada.

Wasiirka Wasaaradaha Arrimaha Debada Dr. Sacad Cali Shire oo Heshiiskan ka hadlayay ayaa tilmaamay in Mashruucani uu yahay mid faaiido balaadhan u leh Qarankeena, waxaana uu aad ugu Mahad Celiyay Baanka Aduunka oo uu xusay inuu Mashaariic badan oo horumarineed uu ka wado Dalka Somaliland.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews