HUBAALMEDIA.COM
Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkadda DP World Oo Kala Saxeexday Heshiiskii Dhamaytirka Maalgelinta Dekedda Berbera
September 5, 2016 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa (Hubaal) Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee maalgelinaysa Dekeda Magaalada Berbera ayaa Maanta ah Si rasmi ah Qallinka ugu Wada Duugay Dhamaystirka Heshiiskaas oo ka dhacay Magaalada Dubai.

Heshiiskan ayaa waxaa Somaliland u saxeexay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Sacad Cali Shire, halka shirkadda Dp World uu u saxeexay Madaxa Shirkadaasi Suldaan Axmed Binu Sulaymaan.

Madashii Lagu saxeexayay Heshiiska kama dambeysta ah waxa goob joog ka ahaaa Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxman Saylici, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire, Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Shoombe, Safiirka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Mudane Baashe Cawil.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews