Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Dagaal Puntland ku soo Qaaday Tukaraq

0
1

Hargeysa(Hubaal)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay weerar  ay maleeshiyaadka Puntland ku soo qaadeen xalay  jiida hore ee ciidammada qaranka ee ku sugan Tukaraq, waxaanay ku eedeyaysay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in  aanay fulin go’aamadii beesha caalamku soo jeedisay.

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Md. Maxamed Muuse Abees oo maanta shir jaar’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa faahfaahiyey dagaalkaas “Waxaan iskugu kiin yeedhnay inaanu idin siino war la xidhiidha dhacdo yar oo xalay abaaro 9:00 cawaysnimo ka dhacday fadhiisinka hore ee ciidammada qaranka Somaliland degan yihiin ee Tuka-raq ayey  maleeshiyaadda  Puntland ay ku soo qaadeen weerar ku dhufoo ka dhaqaaq ah. ciidanka soo weeraray waxay siteen hub casri ah  oo uu ka mid ahaa qalabka habeenkii lagu galo dagaalka ee la xidho iyo hub kale oo loogu talogalay in lagula dagaalamo  argagixisadda ayey isticmaalayeen,”ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland.

DAAWO:

SHARE
Article horeHa’yadduhu Miyey Inoo Daneeyaan Mise Way Inagga Daneystaan?
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here