“Xukuumaddu Ma Danaynayso Degaanka Ceel-Afweyn Iyo Nabadgelyadiisa, Waxana Muuqata in Wasaaradda Arrimaha Guddaha & Wasiirkeedii ay Fashilantay”

0
1

Xisbiga Mucaradka Ah Ee Waddani Ayaa Ka Hadlay Dagal Laba Beelood Ku Dhex Maray Deegaanka Ceel Afweyn.

Xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani Barkhad oo shir jaraa’id maanta qabtay, Waxa uu ku dhaliilay xukuumadda talada haysa inaanay danaynayn nabadgelyada degaankaasi oo dagaalo kusoo noqnoqdeen u dhexeeya laba beelood.

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha guddaha ku fashilantay ammaanka gudaha, waxaanay madaxweynaha ugu baaqeen inuu xilka ka qaado.

Daawo Xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani Barkhad oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa

SHARE
Article hore“Mar Haddii Aanay Cidna Kala Dhex Gelin, Habeenka Ayuun Baa Ka Dumay Ee Dagaalku Wuu Socdaa”
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here