“Xukuumaddu Waxay Qaaday Waddo kale,Shacbiguna wuxuu qaaday waddo kale,Waxay Nuuradaynaysaa gidaaro cidlo ah,Golaha wasiiraduna waxay ku mashquulsan yihiin Qandaraaska Yaa la siinayaa…”

0
12

HALKAN KA DAAWO: Xog-hayaha Ciyaaraha iyo dhalinyarada Xisbiga WADDANI oo sheegtay in xukuumadda Siilaanyo iyo Shacabku aanay isku xidhnayn oo ay xukuumaddu waddo kale qaaday oo ay guryo cidlo ah ay nuuradeenayso halka wasiiradii ay ku mashquuleen qandaraaska istambarka yaa la siinayaa

xog wadani

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here