HUBAALMEDIA.COM
“Xuseen Axmed Caydiid Ma Waxa Uu Garanwaayay Soddomeeyo Dhalinyaro Ah Soo Ururso Oo Isku Sawir”
July 1, 2017 - Written by Mustafe Faro

Gudoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE  Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel)

jaamac shabeel

Hargaysa (Hubaal) –  Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige [Jaamac Shabeel ] ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uu u jeediyay Xuseen Axmed Caydiid oo ka mida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah  ee Waddani. Guddoomiye  Jaamac Shabeel oo magaallada Hargeysa kula hadlay Telefishanka SAAB  ayaa nasiib darro ku tilmaamay in wasiirkii hore ee caddaalladdu Xuseen Axmed Caydiid Ay kasoo yeedhaan hadallo laaqi ah oo aan ka turjumayn garaadka siyaasiga ah ee xisbiga uu xubinta haatan ka yahay ee WADDANI.

“Xuseen Axmed Caydiid Intuu garoon Cidlo ah dhex tegey ayuu ka tororog leeyey”,  sidaas ayuu Md. Jaamac Shabeel yidhi, waxana uu intaas ku daray “Annagu KULMIYE haddaanu nahay siyaasadda aanu [tartannada ciyaaraha ] ka lahayn   waxay ahayd in dhalinyaradu ay jecel yihiin inay bisha ramadaan tartanno galaan waa arrin ka dhigan sida liigagan ciyaaraha ee Yurub laga ciyaaro oo kale ayay dhalinyaradeena u tahay  bisha ramdaan, annaguna waannu ku sii talo galnay iyada oo aanay ramadaan dhawayn oo waxaanu u dirnay xisbi ahaan koontaynar afartan mitir ah oo qalab isboorti ah waxaananu u qaybinay dalka oo dhan si ay dhalinyaradu tartannadooda u ciyaaraan, garoonkan cidlada ah ee uu ka dhex hadlayayna [Xuseen Axmed Caydiid] bisha ramadaan markii ay bilatay ayaanu qalabka u geynay.  Dee meeshii oo cidla ah oo aanay cidi joogin ayuu intuu isa soo dhex taagay uu ka dhex tororgleeyay, xagguu ku maqnaa waqtigay u baahnaayeen dhalinyaradu,haba ahaatee hadduu tororog leynayo ma waxa uu garan waayay soddomeeyo dhalinyaro ah soo ururso oo isku sawir, intaana wuu garan waayay”. Ayuu yidhi guddoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Cige.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews