BAAHIN QANDARAASYO: Qalab Dhisme iyo Baabuuro Loo Doonayo Dawladda Somaliland

0
8

Ku:   Wargeyska Hubaal

Og:  Ag/Maamulka iyo Maaliyadda G.Q.Qaranka

UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS.

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan  Ganacsatada iibisa ama  soo dajisa Qalabada Wadooyinka, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Qalab  loo doonayo Dawladda ee Wadada Burco, Oodwayne iyo Hargeysa  Faah-faahinta Qalabkana waa sidan hoos ku qoran .

S/N Nooca Qandaraaska Qalabka Wadooyinka Faah-faahinta
1. Qalabka wadooyinka lagu dhiso (MACDAAD) QALABKA MACDAAD

F.G:

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh in Qaadashada Qandaraaska Qalabku uu xidhmayo, 18/08/2021 maalinta Arbacada ah saacadu markay tahay 12:00Am,

waxaana la furi doonaa Qandaraaska Qalabka Qalabkaas, 19/08/2021, Maalinta Khamiista ah Saacadu markay tahay 10:00Am, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyadda Qaranka.

Haddaba, Shirkadaha danaynaya Qandaraaska Qalabkaa wadaadaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala Guriga Shaqaalaha Dhexdiisa ama Galbeedka Cumar Xaashi Building ama soo garaac Telphonada kala ah 0634438305 ama 0634400437.

Warbaahinta: Jaraa’idka Mudanayaal, waxaan idinka codsanaynaa inaad noo baahisaan mudo 4 Cisho ah oo ka bilaabmaya 04/08/2021 kuna eeg 08/08/2021.

ALLAA                             MAHAD                                   LEH

Nuux Maxamed Xuseen

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyadda Qaranka

Phone +252 (63) 4438305 WWW.Somalilandtenderboard.com  Hargaisa Somaliland

Ku:- Wargayska Hubaal

Og:- Ag/Maamulka iyo Maaliyadda

UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS GAADIID.

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan Gaadiid loo doonayo Dawladda oo faah-faahintooduna hoos ku qoran tahay.

S/N Nooca Gaadiidka loo doonayo Dawladda Faah-faahinta Gaadiidka Tiradda
1. Toyota L/Cruiser VX Model:- 1994,  Engine:- 1HD

Color:-   Trim

2 Xabo
2. Toyota Harrier Model:-2008

Color:-  Cadaan

1 Xabo
3. Suzuki Escudo Model:-2008, Model:-2005

Color:- Cadaan Color:-  Grey

2 Xabo
4. Kluger Model:-2006

Color:-  Cadaan

1 Xabo

FG: Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu qandaraaska Baabuurku uu xidhmayo 10/08/2021 Maalinta Salaasadda ah saacadu markay tahay 12:00 Am, waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurta 11/08/2021, Maalinta Arbacada Saacadu markay tahay 10:00 AM, waxaana lagu furi doonaa Qandaraaska Baabuurta Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadiidkaas iyo Faah-faahintoodaba hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala Guriga Shaqaalaha Dhexdiisa ama Galbeedka Cumar Xaashi Building ama soo garaac Tellka: 0634217968 ama 0634400437.

 Jaraa’idka: – Fadlan noo baahiya 4 (Maalmood) oo ka bilaabmaya 04/08/2021 kuna eeg

8/08/2021.

ALLAA                             MAHAD                                   LEH

Nuux Maxamed Xuseen

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka

 Phone: – +252(63) 4438305 Email WWW.Somalilandtenderboard.Com   Hargaisa, Somaliland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here