DAAWO SAWIRRADA+VIDEO Dhamaystiran: Xaflad Ilyartu Is Qabatay Oo Xalay Reer London Ku Qaabileen Saddexda Masuul Ee UCID Ugu Sarreeya

0
48

“Eng. Feysal Cali WAraabe Waa Aasaasihii Xisbiga UCID, Haddana Iskumuu Garbo Duubin Ee Wuu Ballaadhiyey Xisbigii, Kursigiina [Musharraxa] Wuu Ka Degey ,Maantana Waad Aragtaan Oo Siilaanyo Oo Da’diisu Maansha Allah Tahay, Waa Kaas Muuse Biixi Ku Haysta Weli, Feysalna Boqol Jeer Buu Dabaallan Karayaa ISagu”- Jamaal Cali Xuseen
Madashan waxaa ka hadlay guddoomiyaha Xisbiga UCId Eng. Faysal Cali Waraabe, Musharraxa Madaxweynaha UCId Jamaal Cali Xuseen, Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey), Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi iyo Masuuliyiin kale oo tiro badan.

1491762_10201920608082327_7720149161163510421_n-tilej

1491762_10201920608082327_7720149161163510421_n-tile

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here