“Dalka Somaliland Oo Ay Bajaaj Ku Dhexqarsoomi Wayday, Madaxtooyadda Itoobiya Kuma Dhexqoorsami Karto”

0
4

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Cagjar

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomalida Mustafe Cagjar, kaas oo sheegay in Somaliland ay joogaan dad shide-wadeyaal ah oo dhibaatooyin ka dhan ah Gobolkaas ka abaabula Hargeysa.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here