Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Dayac Tir Balaadhan Ku Samaysay Waddada Labaad Ee Caasimada

0
162

Hargeysa (Hubaal) Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Mudane Buraale Iyo Xoghaya Dowlada Hoose cali Xasan Cawale ayaa soo kormeeray Dayac tir balaadhan oo dawladda hoose ee Hargeysa ka waddo Wadada Labaad ee Daba Marta Dhakhtarka weyn Iyo Wadooyinkaa ka Farcama Wadaasi.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here