Degdeg: Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Loo Doortay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani

0
5

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarid ah ayaa loo doortay mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan. waxaa u codeeyey ergadii fadhiday shirweynaha xisbiga 1225 qof.

Shirweynaha labaad ayaa maanta la soo gabagabeeyay

guddoomiyaha la doortay ee xirsi ayaa doorashadiisa ka bacdi uga mahad celiyay ergadii dooratay iyo dhammaan kasoo qeyb galayaasha shirweynaha xisbiga mucaaridka ee waddani.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here