“Fikirka Odhanaya KULMIYE Ayaa Doorashada Ku Shubanaya Waa Barnaamijyada Xisbiga WADDANI Uu Rabo Inuu Ku Carqaledeeyo Hanaanka Doorashada Soo Socota” Maxamed Kaahin

0
122

 “Layaabi Maayo oo maaha markii koowaad In Xisbiga WADDANI Cay, Aflegaado, Gef Ula Badheedhan Xisbiga KULMIYE, annagu se Waddani xisbi qaran baanu u aqoonsan nahay kuna gefi mayno” guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye, Muj. Maxamed Kaahin

“Cabdiraxmaan 82 Xubnood Oo Golaha Wakiillada Ayuu Maamuli Kariwaayay, Oo Maalin Walba Laysku Dhex Dilayay, Afar Milyan Oo Ummad Ah Maamulkeeda Inuu Ku Adkaanayo Anigu Uma Qabo” Wasiir-Ul-Dawlaha Amniga, Maxamed Muuse Diiriye

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here