HAMBALYO MEHER WACAN

0
27

Dhammaan Qoska reer Macalin Maxamuud oo ay ugu horeyso Hooyo Nimco X.Maxamed Ibraahim iyo Caruurteeda waxay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan Meherka Maxamed Cabdilaahi Nuur Iyo Marwadiisa  Yaasmiin Muuse Xasan

Khadra Macalin Maxamuud Iyo Caruurteeda oo kala ha,Cabdi Rashiid Cali Maxamuud iyo Layla Cali Maxamuud,Sahra Macalin Maxamuud iyo Caruurteeda iyo Saygeeda,Hiinda Cabdilaahi Siciid Sooraan iyo saygeeda iyo inanteeda,Layla Cabdilaahi Siciid,Cabdi qani C/laahi,Ayaan C/laahi Siciid…

hambalyo meher

Aadan Macalin Maxamuud Maxamed Macalin Maxamuud iyo Caruurtiisa Iyo ooridiisa Maryan Ibraahim,Habi Maxamed M Maxamuud,Cabdi salaam Maxamed Macalin,Khaalid Maxamed Macalin,Jimaace Maxamed Macalin

Axamed Macalin Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Amaal A.Maxamed ,Maxamed Axmed M Maxamuud

 

Mawliida C/Laahi Mire Sacda C/Laahi Mire iyo Caruurteeda

 

Dhammaan qayska reer Macalin Maxamuud waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan Maxamed Cabdilaahi Nuur Iyo Marwadiisa Yaasmiin Muuse Xasan oo meherkoodu  ka dhacday huteel maansoor ee magaaladda Hargeysa ,waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN

 

 

 

Hambalyo Meher Wacan

 

 

 

Qoska reer Muuse Xasan waxay hambalyo meher wacan hawada u marinnayaa Meherka caruurska Maxamed Cabdilaahi Nuur Iyo Marwadiisa  Yaasmiin Muuse Xasan oo Maanta meherkoodu ka dhacay Huteel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa

 

Habada Abokor:Aabo Muuse Xasan Abokor Hooyo Foosiya Cabdi Nuur iyo caruurteeda oo kala ah.

 

Kayse Muuse Xasan Abokor,Nimco Muuse Xasan Abokor,Istaahil Muuse Xasan Abokor,Raxma Muuse Xasan Abokor

 

Awoowo Cabdi Nuur Warsame iyo Ayeeyo Sahra Ciise iyo caruurteeda oo kala ha

 

Abtiyo Xasan Cabdi Nuur,ooridiisa Samsam iyo caruurtiisa,Fu,aad Cabdi Nuur iyo xaaskiisa Faysa Cali

 

Nimco Cabdi Nuur iyo Caruurteeda,Khadan Cabdi Nuur odaygeeda iyo caruurteeda,Basra Cabdi Nuur iyo Odaygeeda iyo caruurteeda ,Abtiyo Cabdi Aadan

 

Dhammaan dadkaasi oo dhami waxa ay hambalyo u dirayaan Meherka lamaanaha is doortay ee caruurska Maxamed Cabdilaahi Nuur   Iyo Marwadiisa  Yaasmiin Muuse Xasan

 

waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen …..

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here