HUBAAL Ka Akhri: Wargelin Uu Maayarka Caasimadda Somaliland U Diray Shacbiga reer Hargeysa

0
58

Maayarka Caasimadda Hargeysa Md:C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) wuxu ku wargelinayaa shacabka reer Hargeysa iyo dadkii ay gaadhay martiqaadka furitaanka garoonka Xawaadle oo maalinta Khamiista ku beegneyd (5/june/2015) in muddo toban cisho ah dib loo dhigay, ka dib hawlo shaqo oo ku soo beegmay, sidaa darteed waxa uu Maayarku dadkii uu gaadhay martiqaadka furitaanka garoonkaasi iyo dadkii kalaba ka cudur daaranayaa inay raali ka noqdaan dib u dhaca ku yimid arrimo shaqo awgeed.

Maayar-Soltelco

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here