HUBAAL KA DAAWO: Eedo Hor Leh Oo Loo Jeediyey Wasiirka Isgaadhsiinta & Tignoolajiyadda Somaliland

0
1

Hargeysa (Hubaal) Odayaal, wax-garad iyo xildhibaan katirsan golaha deegaanka degmada Gabiley, ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka isagaadhsiinta iyo technolajiyadda Somaliland iyo xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ay ku eedeeyeen in ay sifo sharciga baalmarsan xadhig ugula kaceen ganacsato iyo odoyaal ay isku jufo hoose yihiin.

Odoyaashan iyo waxgaradkan ee ay isku jufada hoose yihiin wasiirka isgaadhsiinta ayaa madaxwayne Biixi ugu baaqay inuu tallaabo ka qaado wasiirka oo ay sheegeen inuu shaqadiisii kaga mashquulay xadhigga iyo cago juglaynta uu ku hayo odayaasha beeshiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here