HUBAAL: Tartanka Musharraxnimada Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE Oo Soo Kordhaysa Iyo Siyaasi Qurbe-joog Ah Oo Shaaciyey Hankiisa Musharraxnimo. Ka Bogo Waraysi Uu Bixiyey

0
65

HUBAAL: Tartanka Musharraxnimada Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE Oo Soo Kordhaysa Iyo Siyaasi Qurbe-joog Ah Oo Shaaciyey Hankiisa Musharraxnimo. Ka Bogo Waraysi  Uu Bixiyey

 London (Hubaal):-Waxaa soo kordhaya siyaasiyiinta shaaciyay inay u tartamayaan musharraxa Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga talada haya ee KULMIYE dhexdiisa, waxaana tii ugu dambaysay ku dhawaaqay Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka Ingiriiska Axmed Cumar Sangoore. Hadaba halkan ka daawo waraysi uu bixiyay oo uu kaga hadlayo hankiisa musharaxnimo.

 

Sangoore

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here