HUBAAL TV: Daawo Barnaamij Ku Saabsan Xildhibaannada Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Qayb galay Madal Uu Xilka Kula Wareegay Guddoomiye Cusub Abaarso

0
74

HUBAAL TV: Daawo Barnaamij Ku Saabsan Xildhibaannada Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Qayb galay Madal Uu Xilka Kula Wareegay Guddoomiye Cusub Abaarso

Hargeysa (Hubaal)-Mudanayaasha Golaha Deegaanka Ee Hargeysa iyo Xildhibaannada Degmooyinka Hoos Yimaadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa ka qayb galay Munaasibad uu Toddobaadkan Xilka kula Wareegay Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay Degmada Abaaro ee duleedka Galbeed ee Caasimadda Hargeysa.
maxresdefaultMunaasibadan oo si weyn loo soo agaasimay wax aka qayb galay boqorro, cuqaal, madax dhaqameed, siyaasiyiin, suxufiyiin iyo marti sharaf kala duwan.
Haddaba waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij gaar ah oo koobsanaya munaasibaddii xil wareejinta iyo masuuliyiintii kala duwanaa eek a hadashay madasha

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here