Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Booqday Xaaji Cabdikariin (Cabdi-waraabe) Oo Xaalad Xaafimaad U Jiifa

0
109

Hargeysa (Hubaal) Waxaanu Madaxweyne ku-xigeenku Xaajiga ALLE uga baryay inuu caafimaad taamaha siiyo kana dulqaado xanuunka, isagoo sheegay madaxweyne ku xigeenku In Xukuumadda Somaliland u diri Doonto xaajiga Dalka Imaaradka carabta si loogu soo daweeyo waxaana halkaasi uga mahadnaqay xukuumadda iyo shacbiga Somalilandba Qoyska xaaji Cabdi-waraabe oo Madaxweynaha, madaxwayne ku-xigeenka iyo guud ahaan Xukuumada Somaliland ku bogaadiyay dadaalka ay ugu jiraan ogaanshaha iyo ka war haynta xaalada xaajiga.

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here