“Madaxweynaha Qaranka Halaga Daayo Naanaysaha Xun Xun ee ‘Handaraab & Qaful’ Iyo…..”

0
3

Maxamuud Xaashi Oo Soo Jeediyay In Magacyada Xun Xun Laga Daayo Madaxweynaha

Hargeysa(Hubaal) Wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ku baaqay in madaxweynaha laga daayo magacyada xun xun ee loogu yeedhayo.

Ex-wasiir Maxamuud Xaashi oo marti ku ahaa kulan ay qabanqaabisay hay’adda CPA, oo uu kaga hadlayey Khilaafka wadamada carabta iyo isbadalada ka socda Geeska Afrika ayaa xogo dheeraad ah ka bixiyey heshiisyada ay somaliland la gashay wadanka imaaraadka carabta.

Waxa uu ku baaqay in madaxweynaha laga daayo naanaysaha aan wanaagsanayn “Madaxweynaha Qaranka Naanaysaha xun xun ka daaya, ‘handaraab iyo Qaful iyo’ waxaas ka daaya oo Magacyo Fiicfiican u bixiya,”ayuu yidhi Maxamuud Xaashi.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here