Ogaysiis Muhiim ah Oo Ku Socda Jaalliyada Somaliland Ee Dalka Canada

0
2

Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Jahliyada reer Somaliland ee dalka Cannada in 04 08 2018 magaalada Toronto Lagu qabdoono xaflad balaadhan oo lagu shaacinaayo Murashaxnimada Xildhibaan Khadar Ciise Cabdi oo u sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

Xafladu waxa ay ka qabsoomaysaa 04 08 2018 Hallka Ciwaankiisu yahay :

Jj Best western Banquet Hall.
1468 victoria park avenue
Unit B1
Toronto ontario
M4A 2M2
416 759 4000
647 9018224
Kasoo qaybgal wacan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here