Qaar Ka Mida Culimaa’udiinka Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Direy Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartey Deegaanka Dararweyne Ee Gobolka Sanaag

0
36

Hargeysa (Hubaal) Culimada Ansaarudiinka Somaliland ayaa Shir Jaraa”id oo ay maanta  ku Qabteen Xaruntooda Magaalada Hargeysa waxay  Baaq Nabadeed U Direen Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku Dhexmartey Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkaasi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here