“Runtii Arrintaasi Hadal Uu Madaxweynahayagu Hore Idaacada Uga Yidhi Bay Ahayd, Haddii Qalad Loo Qaatayna Raalligelin Ayaannu Ka Bixinay”

0
2

Wasiirka Warfafinta DDS oo Raali Gelin Ka Bixiyey Hadal Hore Uga Soo Yedhay Madaxweynahooda

Wajaale (Hubaal) Wasiirka Warfaafinta dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Guuleed Aw Cali Kaahin, ayaa raalligelin ka bixiyey hadalo hore uga soo yeedhay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo nuxurkiisu ahaa walaac la xidhiidha nabadda iyo ammaanka ka jira Somaliland, balse sida uu sheegay si khaldan loo fahmay.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here