Somaliland oo Dalalka Bariga Afrika ku Metalaysa Shirweyne caalami ah oo Madaxweynaha Maraykanku ku qabanayo Washington

0
1
Washington -(Hubaal) Wefti ka socda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qaygelaya shirweyne caalami ah oo horraanta bisha December ee soo socota ka furmi doona magaalada Washington ee caasimadda dalka Maraykanka, kaas oo uu soo qabanqaabiyey Madaxweynaha dalkaas Mr Joe Biden.
Shirkan oo gaar u ah dalalka ku dhaqma ee hirgeliyey nidaamka dimuqraadiga ah, waxa ka qayb-galaya madax ka kala socda illaa 100 waddan oo ay ku jirto Jamhuuriyadda Somaliland oo metalaysa dimoqraadiyadda guud ahaan dalalka bariga qaaradda Afrika.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here