Somaliland: Wasaaradda Beeraha Iyo Hay’adda FAO Maxay Ka Shireen?

0
1

Hargeysa (Hubaal)  – Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Jamhuuriyadda Somaliland mudane  Axmed Muumin Seed oo u weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha, mudane  Rooble Cabdi Muuse, ayaa waxay kulan la yeesheen madaxda ugu saraysa hay’adda FOA ee xafiiska Somaliland.

 

kulan oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka ayaa laga wada hadlayey sidii loo sii xooojin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa wasaaradda beeraha iyo hay’adda FOA.

 

Waxa kale oo kulankan lagu lafo guray sidii L iskaga kaashan Lahaa ka hor-tagga Ayax tiro badan, kaasi oo ka soo Talaabay dhanka dalka Itoobiya, Maadaama lagu jiro Xiligii Wax Soo-saarka beeraha.

SHARE
Article hore“Wasiirka Waxbarashada Waxaa Aanu Ka Codsanaynaa In Uu Wax Kaleba Yaanu Noo Qabane Laba Fasal Uun Uu Noo Dhiso”
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a Somali journalist, writer and cameraman. Now Mustafe is the chief editor of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He was former the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com/mustafefaro@hotmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here