Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheegtay In Talaalka Covid-19 La Gadhsiin Doono Cisbitaalka Dhimirka Ee Hargeysa

0
1

Hargeysa (Hubaal)  – Agaasimaha wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeya ayaa sheegay in dadka ku jira cisbitaalkaasi yihiin kuwa dawladu ka masuul tahay isla markaana wixii daryeelkooda dhanka caafimaadka ah. Agaasimaha Cisbitaalka guud ee Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in dadka ku jira cisbitaalkaasi ay yihiin kuwo nugul oo aan haysan cid u hadasha, waxaanuu  intaas ku daray agaasime Askar  in hawl-wadeenada cisbitaalku ay xil iska saari doonaan sidii dadka ku jira cisbitaalka dhimirku ay u heli lahaayeen tallaalkaas.

Ugu dambayn agaasimaha guud ee wasaradda caafimaadku wuxuu soo kormeeray qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay cisbitaalka lagu xannaaneeyo dadka maskaxda ka xanuunsanaya ee magaalada Hargeysa.

SHARE
Article horeWasaaradda Waxbarashada Oo Go’aamo Kale Soo Saartay
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a Somali journalist, writer and cameraman. Now Mustafe is the chief editor of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He was former the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com/mustafefaro@hotmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here