Wasiirka Maaliyadda Oo $2 Milyan Oo Xukuumadda Kaga Hadhsanaa Kharashka Doorashada Ku Wareejisay Komishenka Doorashooyinka Qaranka

0
49

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa Guddiga doorashooyinka Qaranka ku wareejisay Lacag dhan laba Milyan oo Doollarka Maraykanka ah oo ka dhinnaa Kharashaadka Xukuumadda laga rabay ee doorashada Madaxtooyada.

Lacagtaas oo lagu wareejiyey Munaasibad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada Hargeysa, waxaa hadal ka soo jeediyey Wasiirka Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan oo sheegtay in Madaxweynuhu amray bixinta lacagtaas iyo sidoo kale Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo ka mahad-celiyey Lacagtaas Xukuumaddu shubtay.

Warbixinta Warkaas oo dhammaystiran Daawasho wacan:-

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here