Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo Xilalkii u kala Wareejiyey Agaasime Waaxeedyo ka Tirsan Wasaaradda+Hadallo ay Masuuliyiintani Hore U Yidhaahdeen Oo ay Raalligelin Ka Bixiyeen

0
5

WASIIRKA WW&S OO XILALKII U KALA WAREEJIYEY AGAASIME WAAXEEDYO KA TIRSANAA WADAARADDA & KUWO CUSUB OO UU MAGACAABAY

Hargaysa, July-29-2019-(Hubaal)-Wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo sayniska Md.Cismaan Jaamac Aadan oo uu wehelinayey agaasimaha guud ee WW&S Md.Axmed Abokor Maxamed ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey agaasime waaxeedyadii hore ee waaxaha Dugsiyada gaarka ah, cududda shaqaalaha (Human resource) iyo waaxda TVQA.

Munaasibadan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee WW&S-ka ayaa sidoo kale waxa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah, shaqaalaha waaxaha ee xarunta wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL.

Xubnaha xilalka wareejiey ayaa sidoo kale raalli gelin ka bixiyey hadallo ay dhawaan saxaafadda mariyeen.
Haddaba Muuqaalka xil wareejinta iyo hadallada madasha laga jeediyey halkan ka daawo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here