Waxaa Si-habsami ah u socda Shirweynaha labaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, oo galay maalintii labaad

0
2

Hargeysa (Hubaal) waxaa maalintii labaad si habsami ah u socda shirweynaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani.

shirkan oo maanta lagu dooran doono hogaanka xisbiga ee shanta sanno ee soo socda iyo musharaxiinta madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

 

waxaana wax ka badal iyo kaabis lagu sameeyey xeerkii xisbiga.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here