Xisbiga UCID oo cambaareeyay xadhiga ay Xukuumada Biixi kula kacday Wargeyska Foore

0
4

Hargeysa (Hubaal)- Xoghayaha warfaafinta Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbigaasi ku leeyahay Hargeysa, ayaa cambaareeyay xukunkii maalintii shalay ahayd ay Maxkamada gobolka Maroodi Jeex ku riday Wargeyska Foore oo ka mid ah Wargeysyada madaxa banaan ee ka soo baxa Hargeysa.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here